Household Hazardous Waste Household Disposal Locations Wastemobile Business Hazardous Waste Hazardous Waste Directory Industrial Materials Exchange (IMEX) Financial Help Report a Violator
Hazardous & Toxic Chemicals Natural Landscaping & Pesticides Floods EnviroStars Policy Young Children & Families Choose Safer Household Products Resources for Schools
Library Publications
About Us Jobs Governance and Program Structure Funding and Fees FAQs on Business/Multi-Family Rate Structure
Spanish Vietnamese Russian Somali Chinese Korean Ukrainian Other Languages

Hazardous Waste Information in Multiple Languages

Home >> Hazardous Waste Information in Multiple Languages >> Somali

russian

Hagahan wuxuu kugu caawinayaa in aad abuurato cunto caafimaad ah oo adiga iyo qoyskaaga. Baro sida loo: xulo goobta ugu wanaagsan ee beerida, Diyaari ciida iyo qorsheynta bacriminta; Dooro wakhtiga ugu wanaagsan ee wax la beerayo; beero wati dheer, dalag weyn, Wareega sannadka beerashada; Kaydi iyo la wadaag dalagaada, waxaa ka mid ah qoraalka Ingiriiska.
Kaarkaan wuxuu soo koobayaa saameynada saameynada cafimaadka ee sunta curiyaha hagaha baaritaanka dhiiga.
Qoraalkan ogeysiis ah waxa uu dadweynaha u sheegayaa cidda lagala xidhiidho caawinaad halkii laga buufin lahaa.
HA isticmaalin kareemyada aad ku aragtid warqadaan. Waxay leeyihiin halis heer sareyso oo meerkuriga ah.
Sawiradan waxaa loo isticmaalaa in lagu caawiyo Aqoon isweedaarsiga ku nadiifinteena ee Taxadarka. Kulanka aqoon isweedaarsiga wuxuu caawiyaa ilaaliyaasha iyo nadiifiyayaasha guriga sameeyaan shaqadooda ee qaab ammaan ah. Waxay bartaan sida loogu doorto alaabaha qaab ammaan ah iyo lagu xirto qalab badbaado ah.
Talaabooyin fudud oo ku tusaya sida qoysaska looga badbaadiyo macdanta ledhka ee guryaha. Talooyinka waxa loogu talogalay qoysaska, mulkiileyaasha guryaha, iibsadeyaasha, kireysteyaasha, jadiidiyeyaasha iyo iibiyeyaasha
Ka ilaali qoyskaaga kiimikada sunta ah adigoo adeegsanaya afkaartan fudud. Iska ilaali badeecooyinka ay ku dhigan tahay KHATAR ama SUN. Waxa kale oo ku dhigan habka aad u samaysan karto dareerayaasha lagu nadiifiyo dhulka, shooladaha, tuubooyinka biyo-saarista iyo musqulaha.
Baro shan wado ee lagu daryeelo daaradaada oo qaab ammaan u ah adiga iyo qoyskaaga iyo deegaanka. Waxaa kujira sida loo dhiso dhul caafimaad ah, sida loogu waraabiyo si wax ku ool ah iyo sida looga fogaado isticmaalka cayayaanka.
Labada dhinac ee qoraalkan midkood waxa ku dhigan xog ku saabsan sida loo garan karo badeecooyinka guriga ee amaanka ah, sida looga takhalusi karo badeecooyinka guriga ee khatarta ah, iyo talooyin ku saabsan sida aad u dhimi karto sunta xayawaanka qoyskaaga soo gaadhi karta. Dhinaca kalena waxa ku dhigan qoraal kaa hagaya habab amaan dheeraad ah leh oo ku saabsan lix shaqo oo wax nadiifin ah, iyo talooyin ku saabsan hab amaan badan oo guryaha lagu ranjiyayn karo.
Waxa uu sharxayaa badeecadaha guriga ee khatarta ah ee ay tahay in laga takhaluso, waxana la socda sawirada badeecadaha iyo goobaha looga takhalusi karo iyo cidda lala xidhiidhi karo si loo helo xog dheeri ah ama hadii aad su’aalo qabto.
+ Eeg waraaqaha oo dhan

video

A Conversation about Skin Lightening Creams

Iswaraysi ku saabsan dhibka iscadayntu u leedahay caafimaadka iyo quruxda (A Conversation about Skin Lightening Creams: Their harm to health and beauty)
In this video, Somali women in King County, Washington gather to discuss the harmful effects of skin lightening creams.