Household Hazardous Waste Household Disposal Locations Wastemobile Business Hazardous Waste Hazardous Waste Directory Industrial Materials Exchange (IMEX) Financial Help Report a Violator
Hazardous & Toxic Chemicals Natural Landscaping & Pesticides Floods EnviroStars Policy Young Children & Families Choose Safer Household Products Resources for Schools
Library Publications
About Us Jobs Governance and Program Structure Funding and Fees FAQs on Business/Multi-Family Rate Structure
Spanish Vietnamese Russian Somali Chinese Korean Ukrainian Other Languages

Publications

Home >> Publication List


Page of 2 | View All 11 records |
 TitleAuthorAbstractPublication
Date
Small Business Hazardous Waste Disposal (Somali)
Julia Singer
Businesses in King County meeting necessary criteria may dispose of hazardous wastes at the household hazardous waste sites for no fee. This flyer shows some of the materials that are accepted for dis ...
11/01/2016
Ku nadiifinta Si taxadar ah
Emmanuel Rivera
Sawiradan waxaa loo isticmaalaa in lagu caawiyo Aqoon isweedaarsiga ku nadiifinteena ee Taxadarka. Kulanka aqoon isweedaarsiga wuxuu caawiyaa ilaaliyaasha iyo nadiifiyayaasha guriga sameeyaan shaqadooda ee qaab ammaan ah. Waxay bartaan sida loogu doorto alaabaha qaab ammaan ah iyo lagu xirto qalab badbaado ah.
03/01/2016
Talooyin Gurigu Caafimaad Ka Heli Karo
Julia Singer
Labada dhinac ee qoraalkan midkood waxa ku dhigan xog ku saabsan sida loo garan karo badeecooyinka guriga ee amaanka ah, sida looga takhalusi karo badeecooyinka guriga ee khatarta ah, iyo talooyin ku saabsan sida aad u dhimi karto sunta xayawaanka qoyskaaga soo gaadhi karta. Dhinaca kalena waxa ku dhigan qoraal kaa hagaya habab amaan dheeraad ah leh oo ku saabsan lix shaqo oo wax nadiifin ah, iyo talooyin ku saabsan hab amaan badan oo guryaha lagu ranjiyayn karo.
06/01/2015
Dhiqle/Dukhaan? Ha Buufin!
Julia Singer
Qoraalkan ogeysiis ah waxa uu dadweynaha u sheegayaa cidda lagala xidhiidho caawinaad halkii laga buufin lahaa.
07/01/2014
Qoyskayga amaan dheeraad ah ayaa ugu jira nadiifinta cagaaran
Julia Singer
Ka ilaali qoyskaaga kiimikada sunta ah adigoo adeegsanaya afkaartan fudud. Iska ilaali badeecooyinka ay ku dhigan tahay KHATAR ama SUN. Waxa kale oo ku dhigan habka aad u samaysan karto dareerayaasha lagu nadiifiyo dhulka, shooladaha, tuubooyinka biyo-saarista iyo musqulaha.
06/01/2014
Halista: Meerkuriga ku jirto Kareemada Maqaarka Ifiya
Meredith Li-Vollmer
HA isticmaalin kareemyada aad ku aragtid warqadaan. Waxay leeyihiin halis heer sareyso oo meerkuriga ah.
11/01/2013
Waxa ay tahay in aad ka yeesho badeecooyinka guriga ee khatarta ah
Mary Rabourn
Waxa uu sharxayaa badeecadaha guriga ee khatarta ah ee ay tahay in laga takhaluso, waxana la socda sawirada badeecadaha iyo goobaha looga takhalusi karo iyo cidda lala xidhiidhi karo si loo helo xog dheeri ah ama hadii aad su’aalo qabto.
03/01/2013
Beereynta Cuntada ee Galbeedka Washington
David McDonald
Hagahan wuxuu kugu caawinayaa in aad abuurato cunto caafimaad ah oo adiga iyo qoyskaaga. Baro sida loo: xulo goobta ugu wanaagsan ee beerida, Diyaari ciida iyo qorsheynta bacriminta; Dooro wakhtiga ugu wanaagsan ee wax la beerayo; beero wati dheer, dalag weyn, Wareega sannadka beerashada; Kaydi iyo la wadaag dalagaada, waxaa ka mid ah qoraalka Ingiriiska.
03/01/2012
Shan Tallaabo oo Daryeelka Daarada dabiiciga ah
David McDonald
Baro shan wado ee lagu daryeelo daaradaada oo qaab ammaan u ah adiga iyo qoyskaaga iyo deegaanka. Waxaa kujira sida loo dhiso dhul caafimaad ah, sida loogu waraabiyo si wax ku ool ah iyo sida looga fogaado isticmaalka cayayaanka.
10/01/2011
Curiyaha macdanta Waxay Sumeyn Kartaa Canugaaga
Teresa Lohr, Washington (State). Department of Health
Kaarkaan wuxuu soo koobayaa saameynada saameynada cafimaadka ee sunta curiyaha hagaha baaritaanka dhiiga.
08/01/2008
Page of 2 | View All 11 records |